Diyaarado sida ciidamo badan iyo hub oo saakay mar kale ka degay Dhuusomareen

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay mar kale magaaladaasi ka dageen diyaarado Muqdisho ka qaaday hub iyo ciidamo aad u badan. Dhowr diyaaradood oo ay la socdaan ciidamo u badan booliiska sida gaarka ah u tababaran iyo hub ayaa saakay ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusomareeb, waxaana ciidankan … Continue reading Diyaarado sida ciidamo badan iyo hub oo saakay mar kale ka degay Dhuusomareen